Cali Guudlaawe oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Wakiilka Q/M ee Soomaaliya (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Danjire Jemes Swan. Kulankaan ayaa aad looga hadlay xaaladaha guud ee dalka, arrimaha amniga gaar ahaan howlgalada lagu baacsanayo kooxda Al Shabaab ee ka socda deegaanada Hirshabeelle, adeeg gaarsiinta deegaanada laga xureeyay Al … Continue reading Cali Guudlaawe oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Wakiilka Q/M ee Soomaaliya (Sawirro)